Daawo sawirada sida Garoowe loogu soo dhaweeyay Shariif Xassan iyo Axmed Madoobe

by admin | Wednesday, Apr 29, 2015

juba-koofur-5Garoowe : HN :– Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland C/wali Sheekh Axmed Max’ed ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay madaxda maamulada Koonfur galbeed Soomaaliya iyo Jubba Axmed Max’ed Islaam [Axmed Madoobe]

Garoowe waxaa uga sii horeeyay madaxda maanta gaartay Garoowe madaxweynaha dowlada dhexe Xassan Sheekh Max’uud oo halkaa ka furi doona shirka wadda-tashiga dowladda dhexe iyo maamul gobolleedyada dalka.

Daawo Sawirrada :

juba-koofur-6juba-koofur-7juba-koofur-8juba-koofur-9juba-koofur-10juba-koofur-11

Hiiraan  Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!