Daawo sawirrada booqashada Ban Ki Moon ee Muqdisho

by admin | Wednesday, Oct 29, 2014

Muqdisho : HN :– Waxaa maanta booqasho taariikhi ah mar kale ku tagay magaalada Muqdisho wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon oo safarkii kan ka horeeyay ku yimid Muqdisho sanadkii 2011-ka, waxaana siweyn maanta loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde.

 

 

 

Daawo Sawirrada booqashada Ban Ki Moon ee Muqdisho :
banki moon 29 (2)

 

banki moon 29 (7)

banki moon 29 (3)

banki moon 29 (4)

banki moon 29 (1)

banki moon 29 (6)

Hiiraan Net.

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!