Daawo sawirrada gurmad loo fidiyay daminta dabkii ka kacay suuqa Black Sea

by admin | Monday, Feb 23, 2015

Black Sea 2Muqdisho : HN :– Dad-weyn ka kala yimid degmooyinka magaalada Muqdisho iyo gadiidka dabdamiska ayaa siweyn isugu howlay daminta dab xoogan oo maanta ka kacay Suuqa Black Sea ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in dabku uu ka bilaawday goob shidaalka lagu iibiyo.

Dabka oo khasaare xoog leh geystay ayaa la sheegin cid wax ku noqotay :

Black sea 4Black sea 5Black Sea 2Black sea 3Black Sea 6Black sea 7Black sea 8Black Sea 9Black sea1

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!