Daawo sawirrada munaasabada xuska maalinta afka hooyo iyo madaxweynaha Jabuuti oo fadhiya munaasabada

by admin | Saturday, Feb 21, 2015

Muqdisho : HN :– Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu horkacayo ayaa subaxnimadii hore ee saakay waxaa ay gaareen magaalada Muqdisho, iyaga oo halkaa uga qeyb-gallaya kulan lagu maamusayo maalinta afka hooyo oo ka soconaya waqtiga hoteelka City Place ee magaalada Muqdisho, waxaana munaasabadaas siddoo kale ka qeyb-gallaya xubno ka kala socda deegaannada looga hadllo afka Soomaaliaga ee Itoobiya iyo Kenya.

Daawo Sawirrada :
hotlalal

hotl

hottlal

hotelcity

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!