Daawo Sawirrada munaasabadii caleemo saarka guddoonka baarlamaanka Jubba

by admin | Thursday, May 7, 2015

mun1Kismaayo : HN :– Magaalada Kismaayo waxaa maanta buux dhaafay mas’uuliyiin ka kala socta dowladda dhexe iyo beesha caalamka, kuwaa oo halkaa uga qeyb-gallay munaasabad loo dhigay caleemo saarka guddoonka cusub ee baarlamaanka maamulka Jubba.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud, wasiirro, xildhibaanno, iyo xubno ay ka mid ahaayeen wasiirrka arrimaha dibada Kenya, Itoobiya, xubno ka socday urur gobolleedka IGAD, QM iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb-gashay munaasabada callaamo saarka.

Daawo Sawirrada :

mun2mun3mun4mun5mun7

Hiiraan Net.

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!