Daawo Sawirrada qabsashadii degmada Baraawe

by admin | Wednesday, Oct 8, 2014

Baraawe : HN :– Labo cisho ka hor ayeey aheyd markii si rasmi ah ciidammada dowladda iyo kuwa midowgga Africa AMISOM si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Baraawe oo aheyd saldhigii ugu weynaa ee ururka Al-shabaab.

Siddoo kale degmada waxaa ay il dhaqaalle iyo gabaad muhiim ah intaba u aheyd saraakiisha sar sare ee Al-shabaab oo la sheegay in ay halkaa ka dhoofin jireen si ay uga hellaan daqli dhuxusha.

Hadaba Daawo Sawirrada ciidamada dowladda iyo AMISOM gudaha degmada :

br6br6br8

br1

br3br5br9br2

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!