Daawo Sawirrada sidda Shariif Xassan loogu soo dhaweeyay Kismaayo

by admin | Saturday, Dec 27, 2014

Sharifkis2Kismaayo : HN :– Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Baay, ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay halkaa, iyadoo soo dhaweyntiisa ay ka qeyb-galleen mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulka Jubba.

Wafdiga Shariif Xassan markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo waxaa halkaa ku soo dhaweeyay xubno uu horkacayay madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Max’ed Islaam [Axmed Madoobe]

Daawo Sawirrada soo dhaweynta Shariif Xassan :

Sharifkis3

 Sharifkis4

Sharifkis1

Sharifkis5

Sharifkis6

Sharifkis7

Sharifkis8

Sharifkis11

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!