Daawo sawirrada” wasiirro-arrimo dibadeedka IGAD oo xalay lagu soo dhaweeyay madaxtooyada

by admin | Saturday, Jan 10, 2015

640x427x102.jpg.pagespeed.ic.9MnhR0BaXyMuqdisho : HN :– Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyay wasirro-arrimo dibadeedka wadamada ku jira urur gobolleedka IGAD ee maalintii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, islamarkaana saakay uu shir uga furmay magaalada Muqdisho.

Munaasabada soo dhaweynta siddoo kale waxaa ka qeb-galay ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Daawo Sawirrada :    

640x427x116.jpg.pagespeed.ic.rEpDcl06H9640x427x84.jpg.pagespeed.ic.Gzn_c-EQ-x640x427x45.jpg.pagespeed.ic.ofLQl-F-tR640x427x74.jpg.pagespeed.ic.uummv7Jpv4640x427x65.jpg.pagespeed.ic.8zpA0WemrQ640x427x124.jpg.pagespeed.ic.HjAazP4l4R

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!