Daawo sawirrada weerarkii Ismiidaaminta ee lagu qaaday Shirka Cadaado

by admin | Thursday, Jun 18, 2015

qarax13Cadaado : HN :– Subaxnimadii hore ee saakay ayaa weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay waxaa lagu qaaday xarunta ama guriga ay degan yihiin ergada ka qeyb-qaadaneysa shirweynaha magaalada Cadaado ee Kafaalo.

Wasaarrada ammniga gudaha ayaa sheegtay in ay fashilsay weerarka, islamarkaana goobta lagu dillay dhamaanba dableydii damacsaneyn in ay gudaha u  gallaan xarunta.

Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarka lagu qaaday Cadaado

Daawo Sawirrada :

qarax12Qarax cadaadoqaraxa-cadaado-1qaraxa-cadaado-3qaraxa-cadaado-4

Hqaraxa-cadaado-6iqaraxa-cadaado-5

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!