Daawo sawirrada xubnaha gollaha wasiirrada cusub oo la dhaariyay

by admin | Monday, Feb 9, 2015

Muqdisho : HN :– Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah waxaa ay ku ansixiyeen xubnaha gollaha wasiirrada cusub ee uu dhawaan soo dhisay ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, kuwaa oo ka kooban 26, wasiir, 26 wasiir ku-xigeen iyo 14 wasiiru-dowlle.

Ansixinta gollaha wasiirrada kaddib ayaa waxaa baarllamaanka lagu hor dhaariyay maanta inta badan xubnaha gollaha wasiirrada ka mid ah xukuumada cusub.

Sawirrada:

xukuumada-cusub-10

xukuumada-cusub-6rwcrser6t7uhg

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!