Daawo sawirrada garoonka Aadan Cadde iyo soo dhaweynta madaxweynaha Turkiga

by admin | Sunday, Jan 25, 2015

DSC038051Muqdisho : HN :–Waxaa xiligan ka socda garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo dhaweyn heerkeedu sareeyo oo loo sameynayo madaxweynaha dalka Turkey Racep Tayyip Erdogan oo la filayo inuu goor dhow soo gaaro magaalada Muqdisho.

Garoonka ayaa lagu xardhay sawirada madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Turkey oo goor dhow soo degi doona iyadoo ay garoonka ku suganyihiin koox katirsan Baandada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya kuwaasoo loogu talogalay astaamaha qaranka Soomaaliya iyo Turkey waxaana sidoo kale ku sugan garoonka ciidamo loogu talogalay inay salaan siiyaan madaxda.
DSC037971
DSC038021
DSC03829
DSC03826Garoonka 11 (6)
Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!