Daawo Sawirro laga soo qaaday xoogagga Al-shabaab oo tababaraya

by wadani | Monday, Nov 14, 2016

Muqdisho : HN :- Ururka Alshabaab oo la dagaalamaya dowlada federalka iyo ciidamada taageera ee AMISOM ayaa dhowaan waxa ay la wareegayeen deegaano ka mid ah gobolada dalka kadib markii ay ciidamadii Ethiopianka ahaa ee halkaa joogay ay isaga baxeen.

Hadaba wariye ka tirsan Al-shabaab oo booqday saldhig ku tababaranayeen Al-shabaab ayaa soo qaaday muuqaalo iyo sawiro muujinaya in wali kooxdu awood badan leedahay

Daawo Sawirrada :

1

2

3

4

5

6

7

8 9

10

11

12

13

14

15

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!