Dabeylo xoogan oo ku dhuftay deegaanka Raage-ceele ee Shabeelada dhexe

by Yahye | Wednesday, Jan 14, 2015

Jowhar: HN:- Wararka ka imaanaya deegaanka Raage-ceele ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in dabeylo xoogan galabta 5:00 galabnimo aay ku dhifteen halkaa.

Dabeylahan xoogan ayaa la sheegayaa in qasaaro hantiyeed aay ka soo gaartay dadka degan deegaanka Raage-ceel.

Maamulka gobolka ayaa la sheegayaa in darsayo qasaaraha iyagoona qorsheynaya in maalinka barri ah aay booqasho ku tagaan halkaa.

Wali lama soo sheegin wax dhimasho ah waxaase jira qasaare hantiyeed iyadoo la sheegayo in guryo badan ku bur bureen.

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!