Dadka ku dhaqan Beledweyne oo dayactir ku bilaabay jidad ku bur buray roobabka

by admin | Saturday, Apr 18, 2015

2Beledweyne : HN :– Dad-weyne isaga kala yimid xaafaddaha magaalada Beledweyne oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, waxgarad iyo siyaasiyiin ayaa dib u dayactir ku bilaabay wadddo muhiim u ah isku xirka gobolka Hiiraan iyo gobollada kale ee dalka, taasoo ku bur burtay roobabkii ugu danbeeyay ee ka da’ay magaalada.

Howsha waxaa qeyb ka ahaa guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xassan Afrax

Daawo Sawirrada :

13456791011121617

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!