Dagaal culus oo labo beelloo waqtiga ku dhaxmaray degmada Taleex ee gobolka Sool

by admin | Tuesday, Apr 21, 2015

Taleex : HN :– Wararka ka imanaya gobolka Sool ayaa sheegay in dagaal culus oo leysku adeegsano hubka noocyadiisa kala duwan waqtiga ka soconaya degmada Taleex ee gobolka Sool.

Odayaal ku sugan degmada, ayaa sheegay in ay maqlayaan rasaas culus oo dhaceysa islamarkaana qaarkood arkeen dad meydad ah ootaleex1 dariiqa yaallla, dhaawac badanna uu jiro.

Dagaallka ayaa xoogiisa la sheegayaa in uu ka soconayo daaraha caanka ah degmada Taleex daraawiishta halkaasoo ay ku dagaallamayaan labada maleeshiyo beelleed.

Waxaa soconaya sidda wararku nagu soo gaarayaan dadaallo la doonayo in xiisada lagu dajiyo, islamarkaana lagu kala dhax-gallo labada dhinac dhinaca.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!