Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo ku dhintay walxa qarxa oo ay farsameynayeen

by wadani | Sunday, Dec 27, 2015

Kenya : HN :– Sarkaal ka tirsan Al-shabaab ayaa sheegay in mid kamid ah dagaalamayaasha Xarakada Al-shabab uu ku dhintay markii uu kula qarxay bam uu aasaayey uu rabay in wado dhinaceeda galiyo oo dhinaca waqooyiga.

Shabakada IBC News ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ciidamada amaanka ay heleen macluumadka in shan qof alshoo Al-shabab oo bam ku aasi rabay waqooyiga Kenya uu mid kamid ah kula qarxay halka afartii kalana ay baxsadeen.

Al-shabab ayaa maalmihii ugu danbeeyay weeraro ka geesanaysay gudaha dalka Kenya, iyaga oo gaar ahaan deegaannada gobolka W/bari ka geystay falal isugu jira dil iyo afduub.

Kenya ayaa kamid ah dalalka ay ciidamada u soo diray Soomaaliya ee Al-shabab kula dagaalamaya, ayaa dhibaato xoog leh ku qaba weeraro uga yimaado inta badan dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!