Deeq dawo ah oo lagu wareeyay maamulka gobolka Hiiraan

by wadani | Monday, Dec 19, 2016

Beledweyne : HN :- Deeqdan dawada ah oo ka timid madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu wareejiyay maamulka gobolka Hiiraan, waxaana loogu talagalay in wax looga qabto dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka.

Deeqdan dawada ah ayaa waxaa lagu wareejiyay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan oo siweyn uga mahad celiyay, iyaga oo sheegay in lagu soo beegay waqti siweyn loogu baahi qabay.

Siddoo kale waxaa dawadan ka mahad celiyay odayaasha iyo waxgaradka deegaanka.

Sawiro :

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!