Dhageyso, Amiirka Shabaab Godane oo cajalad soo diray

by Yahye | Thursday, Dec 13, 2012 | 57 views

HN: Amiirka Al-shabaab Axmed Abdi ow Mohamed oo loo yaqaan Abuu Zubeyr ayaa wuxuu soo diray cajalad uu kaga hadlayo jihaadka ka socda aduunka dacaladiisa, isagoo ka hadlay dagaalka ka socda Suuriya, kan Yemen iyo Somaliya.

Abuu Zubeyr ayaa Somaliya ku sheegay meel reer galbeedku sidey rabaan ka yeelaan iyagoo ceyriyey dabadhilifkii hore waa Shariif Sh. Axmede kuna bedelay mid ka sii dabadhilifsan, baarlamaanka ayuu ku tilmaamay mid aay ku jiraan shaqsiyaad ku soo koray Amerika iyo Yurub heystana mabaadiida reer galbeedka.

Hoos ka dhageyso hadalka Amiirka Shabaab

Hiiraan Net.
Like it? Share it!