Diyaarada Air Jabuuti oo 25 sano kaddib duulimaad ku timid Muqdisho

by wadani | Tuesday, Nov 15, 2016

Muqdisho : HN :-Shirkadda Diyaaraddaha ee Jabuuti Airlines ayaa muddo 25 Sana kadib soo Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Diyaaradda ayaa duullimaad toos ah waxay ugu billoowday Magaalooyinka Jabuuti iyo Muqdisho, iyadoo ka qayb qaadan doonta howlaha isu socodka Dadka Soomaaliyeed ee u kala gooshaya Labada Dal ee Walaalaha ah.

Jabuuti Airlines, ayaa ka mid noqonaysa Shirkado duullimaad oo heer Caalami ah, kuwaasoo dhowaanahanba Safarro shaqo oo toos ah ka waday gudaha Dalka Soomaaliya gaar ahaa Caasimadda Muqdisho.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!