Doorashada guddoomiye ku-xigeennada baarlamaanka oo maanta dhaceysa

by wadani | Thursday, Jan 12, 2017

Muqdisho : HN :-Maanta oo Khamiis ah Magaalada Muqdisho waxaa ka dhici doonta Doorashada Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Illaa 16 Musharax ayaa u Taagan Qabashada Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya,waxaana si weyn  loo adkeeyay Ammaanka inta badan Magaalada Muqdisho.

Ugu danbeyntii, maalintii shalay waxaa Muqdisho lagu doortay .Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Afarta sano ee soo socota waxaana loo Magacaabay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah