Dowladda Mareykanka oo war ka soo saartay doorashada aqalka hoose ee Cadaado

by wadani | Tuesday, Nov 22, 2016

Nairobi : : HN :-Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ku tilmaamay maamulka Galmudug midka ugu liita ee musuqa Doorashada 2016 ay ka dhaceyso.

Qoraal uu safiirka u qoray madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed ayuu si cad ugu sheegay inay soo gaareen dacwooyin iyo warbixinno la isku haleyn karo oo sheegaya heerka ay gaartay adeegsida awoodda iyo cod iibsiga doorashada, waxaana safiirku ka hadlay dhowr dhacdo oo waaweyn sida.

AKHRI QORAALKA SAFIIRKA MAREYKANKA U DIRAY C/KARIIN GUULEED

mareykanka-01

mareykanka-02

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!