Dowladda oo bilaawday dhismaha guddiyada doorashada iyo xaduudaha

by admin | Wednesday, Mar 11, 2015

astaanta-qarankaMuqdisho : HN :– Shir Jaraa,id oo uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay Wasiiru dowlaha wasaradda arimaha gudaha iyo fderalka xukuamda soomaliya Mudane Cabdirashiid Maxamesd Xidig ayaa waxaa uu sheegay in wasaaradda arimaha gudaha ay dhisayso gudiyadii madaxa banaanaa Ee doorashooyinka qaranka iyo gudiga xaduudaha iyo deferalka Soomaaliya ismarkaana la bilaabi doono Qabashada codsiyadda xubnaha gudiyadaasi.

Baarlamaanka Federaalka ah Ee Somalia ayaa waxaa uu meel mariyay ka hor inta uusan soo xirmin kalfadhiga Shanaad Sharciga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Qaranka labadaan Gudi ayaana ka koobnaan doona 14 Xubnood sida uu Wasiiru dowluhu maanta sheeegay.

Halkaan Hoose ka Akhriso Shuruudaha laga doonayo Xubnaha ka mid Noqonaya Gudiyadaas

GudigaMadaxaBanaanee Doorashooyinka.

Dadiisu/deedukayaran 30 sano.
Waa in DhimirkiisuDhanyahay.
UU Aqoon u leeyaahayNidaamkaDoorashooyinkaama
Leeyahaywaayoaragnimouguyaraan 5 Sano.
Aqoon u Leeyahayuguyaraan mid kamidaCuluuntaShareecada/FiqigaIslamka, XeerDhaqamedkaSoomaalida, MaamulkaDowlada, arrimahaBulshadaiyoXiriirkaCaalamiga.
Waa inuuSumcadFiicankuleeyahayBulshadaDhexdeeda, Waa inaysankusoconBaarisDanbiyeed mid DalkaGudihiisaiyo Mid caalamiyatoonaiyoinuusankuxadgudbinAxdigaXuquuqdaAadanahaee 1949iyoGo,aamadaGolahaAmaankaiyoQaramadaMidoobay.
InuusankamidahaynBaarlamaankaFederalkaiyoBaarlamaanadaMaamuladaXubnahaka ah DowladaFederalkaiyoXukuumadaiyoShaqaaleDowladedamaMaamultoona.
Inuusanka mid ahaynXisbiyadaSiyaasadeedkunaBiiri Karin

ShuuruudahaGudigaMadaxaBanaaneeXuduudaha

Dadiisu/deedukayaran 40 sano.

InuuleeyahayCaafimaadwanaagsanoo u suuragalinayaGudashadaWaajibaadkiisa.

Waa inuuhaystaaShahaadoJaamacadeedoo la aqoonsanyahayamawaayo,aragnimo la xidhiidhaMaamulkaXuduudahaDeegaanadaiyoFederalka.

Waa in taariikhNoleleedkiisa/keeda ay kamadhantahaySumcadxumo wax u dhimikartaamaSuaalokakukeenikartaHufnaantiisaiyoDaahfurnaantiisa.

Hiiraan Net.

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!