Dowladda oo laga dalbaday in ay jawaab ka bixiso hishiiskii saldhiga Berbera

by wadani | Wednesday, Apr 19, 2017

Berbera : HN :-Baarlamaanka Soomaliya ayaa xukuumadda ka dalbaday in ay warbixin cad ka keento heshiiskii ay wada gareen Soomaliland iyo imaaraadka Carabta ee Saldhiga Berbera.

Kulan ayaa maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayay xildhibaanadu ku sheegeen in ay muhiim tahay in la qaado tilaabo walbe oo looga hortagaayo Saldhigga Imaaraadka Carabta.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa laga sugaaya in ay jawaab cad in ay ka geyso waxa ay ku heshiiyeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.

 Ugu danbeyntii, xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ayaa horay Mooshin uga diyaariyay Saldhiga Berbera.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!