Dumarka ku jira baarlamaanka oo kudlad cusub sameystay

by admin | Sunday, Feb 8, 2015

Muqdisho; HN;- Dumarka ku jira baarlamaanka ayaa waxay ku dhawaaqeen kudlad aay ku mideysan yihiin, kudladan ayaa loogu magac daray “I Tus oo I Taabsii”.

Waa tii afaraad oo baarlamaanka dhexdiisa ka abuurmeysa, horey waxaa u jirey sedex kudladood oo kale.

Hase yeeshee tani waxa ay imaanaysaa xili kuwii hore ay sii kala furfurmayaan kadib markii ay isku maandhaafeen golaha wasiiradda cusub ee la magaacabay.

Hadii sida aay kudlad u yihiin hadii aay xisbi nadaam leh u xuub siiban lahaayeen waxay ahaan lahayd horumar la gaaray, laakiin baarlamaanka ayaa u badan mid marwalba la cayaara siyaasada markaa jirta iyagoon lahayn siyaasad fog.

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!