Gabadhii ugu horeysay oo ku guuleystay doorashada aqalka sare ee Puntland

by wadani | Thursday, Oct 20, 2016

Garoowe : HN : -Kursiga Todobaad ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka u matalaya Puntland ayaa waxaa ku tartamay Hodan Maxamuud Cismaan iyo Basro Cumar Geele.

Hodan Maxamuud Cismaan ayaa heshay codad gaaraya 35 cod Basro Cumar Geedina waxaa ay heshay 30 cod sida uu ku dhawaaqay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee heer federalka Qoorsheel.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!