Galmudug oo soo dhaweysay hishiiskii hor dhaca ahaa ee laga gaaray colaada Gaalkacyo

by wadani | Thursday, Nov 3, 2016

Gaalkacyo : HN :-Maamulka Galmudug ayaa War-Murtiyeed uu soo saaray manta kusoo dhaweeyay Heshiis Hordhaca ahaa ee maalin ka hor Hogaamiyeyaasha Galmudug iyo Puntland ay ku Gaareen Imaaraadka Carabta, kaas oo ah mid lagu Joojinayo colaadda ka socota Gaalkacyo.

Haddaba, AKHRISO War-murtiyeed uu Maanta soo Saaray Maamulka Galmudug :

galmudug_war_murtiyeed_heshiiskii_gaalkacyo

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!