Guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo lagu dhawaaqay

by admin | Friday, Oct 30, 2015

Muqdisho : HN :–Wasaarrada arrimaha gudah iyo federaalka xukuumada Soomaaliya, ayaa goor dhaw oo maantbnaha guddiga farsamada maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,

Wareegtadan ayaa lagu shaaciyay magacyada 14 xubnood oo labo ka mid ah ay dumar yihiin,

Wasiirka_Arrimaha_Gudaha_XFS_660Halkan ka aqriso magacyada guddiga farsamada maamul u sameynta labada gobol ee Sh/dhexe iyo Hiiraan

Wareegto_GF_Hiiraan_iyo_Sh_Dhexe_1Wareegto_GF_Hiiraan_iyo_Sh_Dhexe_2

Hiiraan Net.

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!