Guddoomiyaha baarlamaanka oo ku dhawaaqay in la soo afjaray mooshinkii laga keenay madaxweynaha

by admin | Friday, Sep 25, 2015

Muqdisho : HN :–Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro Max’ed Cismaan Jawaari oo qoraal  uu soo saaray ku sheegay injaw maanta la soo afjaray murankii ka taagnaa mooshinkii dhawaan laga keenay madaxweynaha Soomaaliya, waxaana uu intaa ku darray in wixii hadda ka danbeeya loo gudbi doono marxalad wadda hadal.

Waxaa qoraal uu soo saaray guddoomiyaha baarlamaanka maanta uu ku sheegay in 7 Oktoobar la qaban doono kulan dhaxmari doona madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud, ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo guddoomiyaha baarlamaanka Prof Max’ed Cismaan Jawaari, loona baahan yahay in dhinacyada ay arrintan quseyso ka soo qeyb-gallaan.

Aqriso :

warqada-kowadwarqada-2aad

 

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!