Gudiga doorashada oo sheegay in ay aqbali doonin natiijada qaar ka mid ay xubnaha G W/qooyi

by wadani | Sunday, Dec 18, 2016

Muqdisho :HN :- Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in ay laaleen natiijada Doorasho maalintii Jimcaha ka dhacday magaalada Muqdisho oo lagu dooranayay Xildhibaanada Aqalka hoose ku matalaya gobolada Waqooyi.

War Qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxbo kama jiraan looga soo qaaday natiijada Doorashada Kuraasta Dhamal Aden iyo Obokor Muse oo maalintii Jimcaha ka dhacday Muqdisho, waxaana Guddiga sheegeen in halka Doorashada ka dhaceysay aysan joogin Korjoogtada iyo Wariyaasha.

Halkan ka Aqrso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!