Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo la wareegay gudoonka shirka ayaaha Hiiraan

by admin | Sunday, Apr 19, 2015

B/weyne; HN; — War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitataax Xuseen Afrax ayaa lagu sheegay in shirka aaya ka talinta Hiiraan uu isagu hogaamin doono, iyadoona shirka loogu magac darray dib u heshiisiinta beelaha wada dega gobolka Hiiraan.

warsaxaafadeedka ayaa wuxuu u qornaa sida hoose.

Hiiraan Net.

Warsaxaafadeed

Warsaxaafadeed1

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!