Hambalyo Aroos. Boqorka Ahmed Ali Ahmed (Cariish) Iyo Boqorada Nasro Hassan Mohamed

by Yahye | Sunday, Oct 20, 2013

Waxaa tahniyad Aroos loo dirayaa Caruuska iyo CaruusadaBoqorka Ahmed Ali Ahmed (Cariish) Iyo Boqorada  Nasro Hassan Mohamed oo Arooskoodu ka dhacay taariiqdu markay ahayd 18 Oktober 2012 magaalada Borama ee dalka Somalia.

Waxaa tahniyada diraya ehelada, qaraabada iyo weliba asxaabta, iyagoo u rajeynaya in Lamaanuhu ku noolaadaan nolol farxad leh.

Waxa habalyada diraya :-

Aabe Cali Axmed Cabdulle (Cariish)cariish1
Hooyo Luul Haaray Waasuge
Hooyo Xaawo Axmed Cabdulle (Qujuc)

Cibaado Axmed Cabdulle (Cariish)
Caasho Axmed Cabdulle (Cariish)
Eng. Faysal Axmed Cabdulle (Cariish)
Xamdi Axmed Cabdulle (Cariish)
C/fitaax Axmed Cabdulle (Cariish)
Maslax Axmed Cabdulle (Cariish) 
Luul Axmed Cabdulle (cariish) 
Ubax Axmed Cabdulle (Cariish) iyo dhamaan Reer Cariish meelkasta oo joogaan

Cabdi Cabdulle Fidoow (Qujuc)
Dr. Maxamed Cabdi Cabdulle (Qujuc)
Luul Cabdi Cabdulle (Qujuc) iyo Dhamaan Reer Cabdi Cabdulle meelkasta oo ey joogaan

Cali Xuseen Cadow (Cali Farey)
Cumar Xuseen Cadow (Baryare)
Cabdullaahi Xuseen Cadow
Maxamed Xuseen Cadow (Cayrow)  iyo dhamaan Reer Xuseen Cadow 

Waxa kale oo tahniyad aroos diraya dadka kala ah Cali Cabdulle Cismaan (Cali Maax), Cadar Muxumed Afrax, Cali Nuur Afrax, Maxamed Cali Shide iyo Axmed Xasan Cilmi.

Waxan leenahay arooskiina Illaahey haka dhigo kii lagu nasto oo ubad kheyr qaba aad kala heshaan… AAMIIN

Hiiraan Net.


Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah