Hambalyo Aroos. Boqorka Cadceed F. Cismaan Iyo Boqorada Ifraax Ibraahim Sh. Sawiro

by Yahye | Saturday, Jan 5, 2013 | 342 views

Waxaa tahniyad Aroos loo dirayaa Caruuska iyo Caruusada Cadceed F. Cismaan Iyo Ifraax Ibraahim Sh. oo Arooskoodu ka dhacay taariiqdu markay ahayd 29 December 2012 magaalada Stockholm ee dalka Sweden.

Waxaa tahniyada diraya ehelada, qaraabada iyo weliba asxaabta, iyagoo u rajeynaya in Lamaanuhu ku noolaadaan nolol farxad leh.

Magacyada qaar Dadka Tahniyada diraya.
Abdullahi Elmi–Ceganne
Adde Omar
Fartun Shanle
Fahmo Shanle
Foos Shanle
Luul Isman
Ayan Ahmed Degohow
Saido Mahammed
Deeqo Mahammed
Leban Mahammed
Abdi-Fatax Mahammed
Abdi-Risak Mahammed
Wali Adan
Mahammed Hussein Gure
Abdi-salan Tawane
Jamad Elmi
Halimo Ahmed
Hodan Omar
Maryan Fartoon
Maryan Khalif
Nasro Omar Xanshi
Iyo dhaman ehlada iyo asxaabta meel kasta oo aay dunida ka joogaan


Like it? Share it!