Hambalyo Aroos. Maxamud Muse Barkhad Iyo Boqorada Hibo Adan Maxamed

by Yahye | Monday, Mar 17, 2014

Waxaan hambaliyo u diraynaa arooska Maxamuud Muse Barkhad Qayad iyo aroosada Hibo Aadan Maxamad Qasaali oo arooskoodu ka dhacay magaalada London hoteelka Diamond Ealing Broadway taariikhdu markey ahayd 15 March 2014.

Waxaan ilahay uqa baryaynaa grugii lagu reeyo ee lagu nagaado aamiin aamiin aamiin.

Waxa hambaliyada diraya:

Muse Barkhad Qayad.

Deeqa Maxamuud Dhawal.

Xuseen Barkhad Qayad.

Samiya Barkhad Qayad.

 

Ahmed Muuse Barkhad.

Maxamad Muuse Barkhad.

Abdiraxmaan Muuse Barkhad.

Fadumo Muuse Barkhad.

Fihiima Xaaji Xasan Diiriye.

 

Caydaruus Xaaji Xasan Diiriye.

Muxumad Diiriye Qayad.

Barkhado Diiriye Qayad.

Cibaado Diiriye Qayad.

Caasha Diiriye Qayad.

 

Idiris Muxumaad Diiriye.

Ibrahim Muxumad Diiriye.

Maxamad Muxumad Diiriye..

Muuse Muxumad Diiriye.

 

Waxan Lamaanaha u rajeynaynaa in ilaahay ka dhigo kuwii nolol farxad leh ku noolaada… AAMIIN AAMIIN.

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!