Hambalyo Aroos, Osmaan Ahmed Qaali iyo Marwo Faadumo Yaxye

by admin | Sunday, Jan 29, 2012

Waxaaan halkan hambalyo iyo bogaadin iyo duco uga dirayaa Mudane inj:. Osmaan Ahmed Qaali iyo Marwo Faadumo Yaxye oo Arooskooda ka dhacay Hotel Shamow Muqdisho waxana leeyahay noqdo kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela Wiil iyo caano gabar iyo caano aamiin insha alaaah.

annaga oo kala ah asxaabtan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ……..

Hassan Mohamed Hiraabe.(Muluqow malabow)

Eng.Younis Maxmad Cabdi

Eng.Cabdullahi Hilowle.

Eng. Salim C/llahi macalin

Eng.Dahir maxamd Xasan

Dr.Cumar axmad qaali

Fahad yasin maxmud

Maxamad Gacal Mudeey

Xuseen Cabdi Xasan

Mudane Bile

C/llahi sheikh Nur (Sh.Janah)

Dr.Nuur Maxmud Shire

Annagoo ah dhamaan asxaabta reer bakistaan iyo ehliyadiisa asxaabtiida dunida dacaladeeda kala joogta reerkii lagu nastee lagu nagaadee wadajiree nabad gala allahayoow idinka yeel aamiin aamiin

Labadii aroosiyo

Arxaniyo jacayliyo

Ixsaaniyo wanaagloo

Islaanimo ku ladhantahay

Ehelnimada dhawroo

Aqalkoodu buuxsamo

Ubad khayr leh

Eebahay ugu deeqo

Inamiyo gabdhoba hela

Isku raaga abidkood

Isu daacad falla oo

Isu camal samaadoo

Ku idlaysta noloshana

Nolol ayaatiin wacan

Abidkiin ahaadoo

Abidkiin ahaado

Amiinta igu dara

Aamiin

Aamiin

Aamiin

Waxaa diyaariyay

Hassan Mohamed Hiraabe.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!