Hambalyo: Cabdulahi Xuseen Cali oo dhameeyey dugsiga sarre. Sawiro

by Yahye | Saturday, Jun 15, 2013

Waxaa halkan tahniyad looga dirayaa Cabdulahi Xuseen Cali oo ka qalin jibiyey dugsiga sarre ee magaalada Linköping ee dalka Sweden.

Cabdulahi ayaa waxaa sidey caadada wadanka Sweden aay tahay tuuray koofida calaamada u ah in dugsiga sarre uu dhameeyey.

Tahniyada ayaa waxaa dirayaa dhamaan qaraabada iyo asxaabta Cabdulahi Xuseen iyagoona u rajeeyey in uu waxbarashada sii wato si uu meel wanaagsan uga gaaro.
IMG_1323

 

IMG_1322









Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah