HORMARKA DEEGAANKA IYO HIMILADA SHACABKA‏

by Yahye | Tuesday, Dec 13, 2011

Qofkaste oo wax garad ah waxa oo kasoo jeedaa deegaanka soomaalida ethopia waxa uu kunaaloonhayaa hormkar sida xowliga ah usoocda ee kahanaqaaday gayiga soomalida ethopia oo yida horay u ahaan jirtay hoyga coladaha iyo hormar la,aanta.

Tan iyo intii uu qabtay xilka mudane madax wayne abdi maxamuud cumar ayaa waxa si heer sare ah kor oogu kacay kobcinta dhaqaalaha iyo dhismaha wadooyinka maalgashiga wadanka iyo taabo galinta ilaha hormaka ee kajira guud ahaan gayiga soomalida ethiopia oo ahada ah gobalka uu hormarkiisu xowli kusocdo.

Dardargalinta dadaalada nabada docwareeka ururada nabad diidka ah iyo kalada daadinta daba dhilfada ka soo horjeeda nabad iyo hormar ka caga dhgiata gayiga soomalida ethiopia waa himilada shacaka reer DDSI oo iyagu in badan hamuum iyo uqabay in ay mar uun wadankooda ka caga dhigato rajada nabada oo ah midhaha oogu maacan ee ay maanta guran hayaan.
waxaa cad oo marag madoonta in cidkastee oo siyaasi,suxufi,wax garad,aqoonyahan ah oo kasoo jeeda deegaanka DDSI markii uu damco in uu wax kaqoro gobalkaas dhanka hormarka dhaqaale ka nolaleed ka isgaadhsiineed ,in ay tahay qofka oogu horeeya ee uu qalinku soo qaban hayo in uu yahay madax wayne abdi maxamuud omar oo issagu ah abaha hormarka iyo nabada gobalka kana galay taariikhada gobalka baal dahab ah oo anan la iloobi doonin.

Waxaa hubaal ah wiilka kudhasha gobalka DDSI xilligan loogu magac daro madax waynaha gobalka mudane abdi maxamuud omar taas oo kutusinaysa himilada ay shacabku uqabaan nabad waarta oo kadhacada gayiga DDSI.
hirgalinta mashaariicyo kaladuwan,kajiba keenida dadaaladii nabadeed ee ay qaateen ururkii UWSLF oo iyagu noqday isha rajada shacabka DDSI una furay wadada hormarka iyo nabada goblka oo dhan waxay dhaxal siisay shacabka soomalida ethiopia in ay noqdaan shacab ay rajadoodi soo noqotay samaystaana ururo hormaka kashaqeeya kuwaas oo ay dowalda deegaanka ay kubixiso dakhli ay oogu talagashay in ay shaqo oogu abuurto ururada haweenka iyo kuwa ganacsatada soo koraysa iyo waliba ururada dhalinyarada kuwaas oo dagamo kaste oo gobalka ah kadhisan.
moraalkii iyo meeqaankii shabacka waa uu sibadalay oo waxay u wada dareereen dhamaantoo ka midha dhalinta hormarka iyo dib usoo dabaalida mustaqabkii ummada muuqaalkii gobalkuna waa uu sibadalay oo waxaa meel kaste ka iftiimahayo midhihii hormarka.

Dadku waa isku wada dan danayst dowlado shisheeya u adeega kuma jiro dib udhiska wadankooduna waa tay diirada saarahayaan dib ucarasho shirwayne iyo dadaalo nabadeed udiir nax ubadkii dalan baabay waa halqabsiga madaxwayne abdi maxamuud omar oo issagu inbada u ol olayeeyay hormarka nabada akhiiran ka midha dhaliyay.
lasoco qyabta labaad

danwaanews.com
danwaanews@hotmail.com

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!