Howlgal ka bilaawday waddada xiriirisa Beledweyn iyo Buula-burte

by admin | Tuesday, Aug 4, 2015

Beledweyne : HN :– Ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saacadihii ugu danbeeyay ee maanta howlgal culus ka bilaabay adeegaannada ku teedsan waddada xiriirsa magaalooyinka Beledweyne iyo Buul-burte.

Howlgalka oo ah mid saf ballaaran ah ayaa ku wajahan deegaanno muhiim ah oo ayCiidamada_DFS_Gobolka_Hiiraan_Howlgallo maamulaan xoogagga Al-shabaab, waxaana ka mid ah Booco,Nuur Fanax, Garsiyaani iyo deegaanka Halgan oo ah saldhiga ugu weyn ee Al-shabaab.

Mid ka mid ah saraakiisha qeybta ka ah howlgalka ayaa sheegay in ujeedadoodu tahay siddii gacanta dowladda dib loogu soo celin lahaa waddada laamiga ah, meesha looga saari lahaa go’doominta ay ku hayaan Al-shabaab degmada Buula-burte.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!