%@ Language=Inherit from Web %>
Hiiraan Net. ka dhigo bogga hore.
HIIRAAN.ORG
SOMALICITIZEN
D Diinsoor Dayniile one Dayniile.com Deeyoo.com Dhagaxtuur.com Doollo.com DayaxNet.com
G Gedonet.com Gedoweb.com Goobjoog.net
Waxaa ALLAHA u naxariistee magaalada B/weyne lagu dilay Eng Maxamed Hassan Kulmiye oo madax ka ahaa heyáda CRD.
Bahda Hiiraan Net waxeey tacsi u dirayaan eheladii/Qaraabadii uu ka geeriyooday Eng. Kulmiye ilaahay Naxariistii janno ha siiyo AAMIIN.
Hiiraan Community of Los Angeles waxeey cambaareyn kulul u soo jeedinaan dilkii loo geystay Alaha u naxariistee Prof Daa'uud Xassan Cali iyo 3dii macalimiin.
Bahda Hiiraan Net waxeey tacsi u dirayaan eheladii/Qaraabadii uu ka geeriyooday Prof.Dauud. ilaahay Naxariistii janno ha siiyo AAMIIN.
Qaban qaabo loogu jiro sidii loo kulan siin lahaa Nuur Cadde & Sh.Shariif.
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Nairobi gaaray.
Ganacsigii suuqa Bakaaraha oo gabi ahaanba xirmay kadib Bililiqadii Dowlada
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka warbixiyeye iska horímaad ka dhacay B/weyne.
Gudoomiyaha Maamulka Mbagati ee gobolka Hiiraan Yusuf Dabageed oo xalay ka badbaaday isku day dil.
Maraykanka Oo Sheegay In Eritrea liiska argagixisada ku dari doonaan Joogitaanka Sh. Xasan Daahir aweys darteed.
Ciidamada Kooxda Mbagati oo bilaabay in aay baneeyaan fariisimo ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho, kadib markii ay bateen weerarada habeen iyo maalin lagu qaado.
Nolosha dadka nool xaafada qeybo kamida Huriwaa oo caadi kusoo noqotay kadib markii Kooxda Mbagati aay ka qaxeen.
Shirweynihii Asmara oo maanta Furmay iyadoo Bulshada Qeybaheeda kala duwan aay ka soo qayb galeen.
Shiikh Shariif" Dalka Soomaaliya waxaa xukumo Janaraal Itobiyaan ah ´Gabre´ Dowlad Somaliyedna ma jirto.
Prof: Ibrahim. X. Caddoow: Midawga Maxkamadahu waxa ay heystaan taageero ka badan tii hore.
Uganda oo ugu baaqday Q.M in ay kala wareegto howlaha nabad ilaalinta Somalia.
Ururka ugaas khalif ee fadhigiisu yahay magaalada b/weyne oo taareeray socdaalka nabada ee duubabka dhaqanka gobolka hiiraan.
Diyaarad sida Lacago Shilin Soomaali ah oo been abuur ah ayaa maanta ka degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Maamulka gobolka hiiraan oo isku qilafsan hadal ka sooyeeray ciidamada ethiopian ee ku sugan gobolka
Safaaradii ugu horeysay ee Itoobiya mudo sanado ah oo maanta Muqdisho laga furay.
Socdaal Nabadeed oo maanta ka bilowday Gobolka Hiiraan
Maamulka gobolka Hiiraan oo heshiis la galay hay'ada IMC
Gudoomiyaha gobolka hiiraan oo Shir jaraaíd qabtay kadib booqosho ku tagay degmada maxaas.
Madaxweyne Geelle waxaan aaminsanahay in shirka dib u heshiisiinta qaran uu noqon doono midka Soomaalida oo dhan xal u wada keeni kara.
Waxaa Batay dhaca loo geeysto Gaadiidka, wadada isku xirta gobolada hiiraan iyo sh/dhexe.
Cali Mahdi Maxamed oo shaaciyey tirada ka qeyb galeysa shirkii Dib u heshiisiinta.