Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Switzerland oo Tacsi ka diraya Geeridii ku timid sh. Dahir Aweys‏

by Yahye | Thursday, Jan 26, 2012

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Switzerland oo Tacsi U diraysa Alaah Unaxariistee Sheekh Dahir Aweys

oo Ku Geeriyooday Shalay ee Dalka Somalia Mogadishu

Waxaa shalay Taarikhda Ahayd 25 Janayo Ku Geriyooday Magaalada muqdishu Allaah u naxaristo Sheekh Dahir Aweys Janadii Fardowsana allaah ka waraabiyo ayaan uga tacsiyadeynaynaa Ehelahadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday in allaah samir kasiiyo naxariista janada allaah siiyo Ayaa waxaa tacsidaas wadanka switzerland gaar ahaan gobolka zurich ayay u dirayaan dhamaan Ehelada iyo qaraabada dhamaan reer Dahir Aweys ee kala jooga dalka iyo dibadiisa

waxa kale oo tacsi taa lamida u diraya ehelada iyo qaraabada wadanka switzerland kunool oo kala ah

Bashir Abdulkadir Botan Diriye

Kaarshe Balal

Xaawo Kaarshe Balal

Cumar Muse Tarabi

Abdiraxmaan Salaad Diini

Abdikariim Saalax Orey

Edo Maryam shekh Isxaaq

Luul Kaarshe Balal

Cabdinaasir siyaad

Mustaf Bashir Gobdon

Cabdulahi mire

Maxamed Abshir socdaal

Abdulahi Dheere

Maxamed Dahir

Garaad Nuur Dhiblaabe

Dhamaan waxay leeyihiin Alaah u naxarissto Janadii Fardowsana allaah ka waraabsho allah naga samir siiyo

inaa lilaahi waa inaa ileyhi Raajicuun.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!