Jawaari oo sheegay in kulanka kalsoonida la qaban karin inta buuqu ka jiro baarlamaanka

by Yahye | Monday, Nov 24, 2014

Muqdisho; HN;- Gudoomiyaha baarlamaanka oo galabta soo saaray qodobo uu kaga hadlayo dhacdooyinkii ka dhacay golaha shacabka ayaa qodobadiisa waxaa ugu muhiimsanaa in mooshinkii kalsooni kala noqoshada xukuumada aanan la qaban doonin inta xildhibaanada qaar aaay wadaan xasilooni darada.

Hoos ka aqri qoraalka qoraalka oo ka kooban 10 qodob.

go'aano

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!