Jubbaland oo soo dhaweysay go’aankii Puntland ay ka qaadatay dhismaha maamulka G/dhexe

by admin | Monday, Jun 22, 2015

download1Kismaayo : HN :–War ka soo baxay maalintii shalay maamul gobolleedka Jubba ayaa lugu sheegay inay taageerrayan mowqifka ay dowladda Puntlad ka qaadatay maamulka gobollada dhexe.

Jubbaland waxaa ay ku sheegtay warkeeda inuu siyaaday ku xadgudubka dastuurka KMG ah ee ku yaalla dalka,waxaana ay u sheegtay dowladda dhexe inay waafajiyaan maamulka ka dhismaya gobollada dhexe dastuurka dalka u yaalla.

Maamulka waxuu ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya inay dhageysato oo ay tixgaliso dhawaaqyadda nabadeed ee ka soo baxay dowladda Puntland oo xubin ka ah dowladda faderaalka.

Hoos ka akhri war-saxaafadeedka Jubbaland:

jubaqor

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!