Khadiijo Max’ed Diiriye oo ku guuleysatay kursiga aqalka hoose

by wadani | Wednesday, Nov 16, 2016

Jowhar : HN :- Iyadoo wali magaalada Jowhar ay ka socto doorashada qaar ka mid ah kuraasta aqalka hoose, ayaa waxaa xubnaha soo baxay ka mid ah Khadiijo Max’ed Diiriye oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu cad cad gabdhaha ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa ka mid ah Musharaxiinta tartameysa  Wasiirka Amniga Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed iyo siyaasiyiin kale oo caan ah.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in ay soo kala cadaadaan kuraasta ilaa iyo hadda tartakoodu socdo.

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!