Maalinta haweenka aduunka oo laga xusayo inta badan gobollada dalka Soomaaliya

by admin | Sunday, Mar 8, 2015

Muqdisho : HN :–Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8 Maarso inta badsan gobollada dalka Soomaliya looga dabaal-dagayaa maalinta haweenka aduunka.

Maalaha ay ka socdan munaasabadaha waxaa ka mid ah,caasimada Muqdisho, iyo gobollada kale ee dalka oo loogahaween-620x264 dabal-degayo xuska maalinta loo asteeyay haweenka caalamka.

Inta badan munaasabadaha ka dhacaya gobollada dalka,waxaa looga hadlaya inta ay socdaan horumarka ay haweenka ka geysteen dalka iyo sidii looga hortagi lahaa tacadiyadaha ka dhanka ah haweenka Soomaaliyeed.

Madaxda sare ee Soomaaliya oo u ka mid yahay madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa ka qayb-galaya xuska maalinta haweenka,sidoo kale magaalada Garoowe munaasabada ka socota waxaa ka qayb-galaya madaxweynaha Puntlan,ku-xigeenkiisa iyo mas’uuliyin kale.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!