Maamulka Koonfur galbeed oo soo bandhigay liiska xubnaha u sharaxan xilka aqalka sare

by wadani | Sunday, Oct 9, 2016

Baydhabo : HN :–Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo gubdiyay liiska Musharixiinta Aqalka Sare iyadoo liiskana uu ka mid yahay kuwii ugu dambeeyay ee ay maamulada gobolada soo gudbiyaan.

Dowlad Goboleedka Puntland,Galmudug iyo Jubbaland ayaa hore u soo gudbiyay liisaska musharixiinta Aqalka Sare. Hase yeeshee waxaa weli la soo gudbin maamulka Somaliland iyo Hirshabeelle,

Halkan ka aqriso Liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Koofurgalbeed

1 2

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!