Madasha oo ogolaatay in dib loogu laabto 11 kursi ee horay loo laalay

by wadani | Sunday, Dec 25, 2016

Muqdisho : HN :-Hogaamiyayaasha madasha-wadda-tashiga Qaran ayaa isku raacay in 11-kii Xildhibaan ee ay horay u laaleen Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Doorasho kale lagu celiyo islamarkaana dib loogu laabto Doorashadooda.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada dib loogu laabanayo Doorashadooda

kilaf_2

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!