Madaxda maamulada Jubba iyo Koonfur galbeed oo hishiis kala saxiixday [Aqriso]

by admin | Monday, Dec 29, 2014

Kismaayo : HN :– Madaxweynayaasha maamulada Jubba iyo Koonfur galbeed Axmed Max’ed Islaam Madoobe iyo Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh AadanShariifxanmadobe oo ku wadda sugan magaalada Kismaayo ayaa kulamo labadii maalmood ee la soo dhaafay halkaa uga socday, waxaa ay ugu danbeyntii ka soo saareen war-qoraal ah oo ku asteysan hishiis la sheegay in labada maamul wadda gaareen.

Aqriso qoraalka :

 Heshiis_Kismaayo_1

Heshiis_Kismayo_2

Heshiis_Kismaayo_3

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!