Madaxda Qaranka oo wadda jir ugu baaqday in la joojiyo shirka Baydhabo [Aqriso]

by admin | Monday, Nov 10, 2014

Muqdisho : HN :– War ay maanta wadda jir u soo saareen madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud, ra’iisal wasaare C/wali Sheekh Axmed Max’ed iyo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro Jawaari ayaa lagu sheegay in ergada shirka Baydhabo si ku-meel-gaar ah ilaa labo todobaad u hakiyaan shirka.

Madaxda ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay u sheegeen in ujeedada arrintan laga leeyahay tahay in la saxo hab raaca dhismahamadaxda_iyo_xaflad_2 maamulka saddexda gobolka

Aqriso :

warqada-madaxda-1

warqada-madaxda-2

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!