Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo hishiis ku gaaray magaalada Gaalkacyo

by wadani | Wednesday, Dec 2, 2015

Gaalkacyo : HN :– Kaddib munaasabad ballaaran oo goor dhaw lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa ugu danbeyntii waxaa hishiis ku kala saxiixday madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug Cabdiwali Max’ed Cali Gaas iyo C/kariin Xusseen Guuulleed.

Aqriso qodobada lagu hishiiyay labad dhinac.

Heshiiskii_lagu_Sasxiixay_Gaalkacyo_1Heshiiskii_lagu_Sasxiixay_Gaalkacyo (2)

2015122635846355362528812Heshiiska_Gaalkacyo (7)2015122635846354544790536Heshiiska_Gaalkacyo (9)madax1madax2Munaasabada waxaa goob joog ka ahaa ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke, madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Jubballand iyo Koonfur galbeed, wasiiro, xildhibanno iyo siyaasiyiin.

Hiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!