Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo oo hishiis ku gaaray Jabuuti

by admin | Sunday, Dec 21, 2014

Djabuuti : HN :– Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo Axmed Max’ed Max’uud Siilaanyo madaxweynaha Soomaaliland, ayaa ugu danbeyntii ku kala saxiixday dalka Jabuuti hishiis ka koobnaa qodobo dhowr ah oo u sii gogol xaaraya sii socoshada wadda hadallada labada dhinac.

Salansiilayoax

Aqriso hishiiska :

Hishiiskii Djabu

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!