Madaxweyne Xassan Sheekh oo shaqadii ka joojiyay ilaa 21 garsoore

by admin | Wednesday, Oct 29, 2014

Muqdisho : HN :– Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay magacyada ilaa 21 garsoore oo mudo dheer ka soo shaqeynayay garsoorka Soomaaliya oo shaqadii laga joojiya, waxaana uu sheegay xeer ilaaliyaha in shaqo ka joojintu tahay mid ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Aqriso Dekereetada ka soo baxday xafiiska madaxweynaha :

Dikreeto-Madaxweyne-2

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!